Login

 


 
     
Limit to available items
Record:   Prev Next
book jacket
BOOK
Title Silsiladda xulka suugaanta soomaalida. Qaybta 1 / Axmed F. Cali "Idaajaa."
Author Axmed F. Cali
Imprint Leicester, UK : Looh Press, [2017]
©2017

LIBRARY / MAP CALL NUMBER STATUS MESSAGE
 Garaget:Vuxen Mångspråk  Roman somaliska    CHECK SHELF  ---
Descript vi, 264 pages ; 23 cm
Note Includes index
"Buuggan ku hor-yaal (Qaybta 1d) iyo kuwa la eyniga ah ee xigaaba waxay xanbaarsan yihiin qoraallo silsilad ah oo kala duwan, hase ahaatee, ku wada saabsan suugaantii hore ee Soomaaliyeed qaybo ka mid ah, hadday tix ahayd iyo hadday tiraab-faneed ahaydba. Dhammaan waxay ku salaysan yihiin barnaamijyo Dhaqanka iyo Hiddaha Soomaalida aan kaga faalloon jirey, kana baxay idaacadaha Afsoomaaliga ku hadla qaarkood sida Raadyo Muqdisho, Raadyo Hargeysa, Laanta Afsoomaaliga ee BBCda iyo, ugu dambaysta, Laanta Afsoomaaliga ee Codka Maraykanka, magaceedana Voa lagu soo gaabiyo. Barnaamijyadan oo weli 'Voa'da laga baahiyaayi waxay soo jiitamayeen muddo 40-gu'-ku-dhowaad ah, laga soo bilaabo sannadkii 1979kii. Dhegeysteyaal faro badan oo kala da' iyo kala degaan ah, in badanna ku taxnaa ayaa barnaamijyadaas jeclaystay; kuwaas oo qaarkood ay igula taliyeen inaan u rogo buugaag isxiga oo la daabaco, lana faafiyo, si Soomaalida iyo Afsoomaaliguba ay, timaaddada, wax uga dheefaan. Aniguna kama diidine, waan ka yeelay. Badanaa, gabayada, geeraarrada iyo masafooyinka qoraalladaan ku xusani ma dhammaystirna. Waa tusaaleyaal aan ka soo dhanbashay gabaygii ama geeraarkii weynaa ee, asal ahaan, ay ka midka ahaayeen. Ha yeeshee, waxaan isku dayey akhristaha inaan farta ugu fiiqo buugga, iyaga oo dhammaystiran, ay markoodii horeba ku soo baxeen, haddiiba buug ay ku soo baxeeni uu jiro. Sidaas oo kale. waxaan isku dayey inaan sharax dheeraad ah ka bixiyo (footnotes) erayada aan is'iri in la laqbeeyo ayay u baahan yihiin; taasina, siday ila tahay, waxay akhristaha ka kaalmayn doontaa garashada dulucda dhabta ah ee maansoyahan-hebel uu u dan lahaa. Ugu dambaysta, waxaan diyaar u ahay inaan laab furan ku dhegeysto wixii dhalliil ah ama sixid ah oo akhristeyaashu ay ii soo jeediyaan."--Back cover
In Somali
Subject Tales -- Somalia
Folklore -- Somalia
Somali poetry
Somali language -- Texts
Folklore.
Somali language.
Somali poetry.
Tales.
Somalia
Texts.
Romaner
Skönlitteratur
Classmark 893.54
Htca.01
ISBN/ISSN 9781912411009 (paperback)
1912411008 (paperback)
Record:   Prev Next